DC
Administration & Mgmt

Sales & Marketing

Dauus Company · Puntland State Of Somalia
Puntland State Of SomaliaFull-timeSalary not disclosedCloses 7 Oct 2026
Apply on External Website
Applications are handled on the organization's official careers site.

Job Description

BOOSKA:  Sales & Marketing GOOBTA SHAQADA: Carmo, Puntland NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME) DEADLINE: October 07,  2026. MASUULIYADAHA IYO WAAJIBAADKA (JOB RESPONSIBILITIES) 1. Aqoonta farsamooyinka suuqgeynta casriga ah: Inaad fahamsan tahay qaababka cusub ee suuqgeynta. 2. Xirfad sare oo dhanka xidhiidhka dadka ah: Inaad leedahay karti aad dadka kula macaamilikarto, si fududna ku kasban karto. 3. Karti aad ku shaqayn karto xaaladaha cadaadiska leh: Inaad u adkaysan karto culayska shaqada, adigoo weli soo saaraya natiijo wanaagsan. 4. Ka qayb-qaadashada horumarinta istaraatiijiyadaha suuqgeynta: Inaad door ku leedahay dajinta qorshayaasha lagu iibinayo alaabta shirkadda.

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS). 1. Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo ah Business Administration sida (Economics, Accounting, Marketing or Management). 2. Inuu aqoon durugsan u leeyahay xirfadda adeegsiga computer-ka (MS Office: Excel, Word & PowerPoint). 3. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama ka badan. 4. Inuu yahay qof karti, hawl-karnimo iyo isla markaana leh xirfadda dhexgal bulshada.  Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan.

Sida Loo Codsado: Dhammaan Daneeyayaasha booskan (jagadan) waa inay buuxiyaan foomka hoose.👇 https://forms.gle/3KXwNww9RgAsU3N29 Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355 ama 905313533 Booqo website-ka Dauus si aad u hesho macluumaad dhammaystiran: Dauus

Apply on employer site

How to Apply

This role is listed on FursadLink and applications are submitted on the organization's official website. Use the “Apply on External Website” button above to proceed. Please reference “Sales & Marketing, Puntland State Of Somalia”. Only shortlisted candidates will be contacted. Dauus Company is an equal-opportunity employer and strongly encourages women to apply.

GFC
Translator
Global Fertility Center
★ Featured
MogadishuFull-time
Administration & Mgmt
Today
MCD
Meal officer
Mother and Child Development Organization
★ Featured
JigjigaFull-time
Administration & Mgmt
Yesterday