AMT
Administration & Mgmt

Fursad Tababar | Internship Opportunity

Amtal Β· Mogadishu
MogadishuInternshipSalary not disclosedCloses 20 Nov 2026
Ku codso Emayl
Applications are handled on the organization's official email.

Job Description

Fursad Tababar | Internship Opportunity

π€π¦π­πžπ₯ waxay fursad tababar shaqo siinaysaa dhalinyarada firfircoon ee doonaysa inay dhistaan khibrad dhab ah oo ku saabsan Suuqgeynta, Iibka iyo La Macaamilka Macaamiisha.

Tababarkan wuxuu ku siinayaa fursad aad ku baran karto shaqada dhabta ah ee suuqa, sida loo suuqgeeyo loona iibiyo adeegyada shirkadda, loo dhiso xiriir wanaagsan oo macaamiisha ah, iyo sida loo gaaro yoolalka iibka.

𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 π‹π€π†π€π‘π€ππŽ

β€’ Inuu haysto shahaado dugsi sare oo sax ah.

β€’ Inuu leeyahay xirfado wanaagsan oo isgaarsiineed iyo la macaamilka bulshada.

β€’ Inuu yahay qof firfircoon, xilkas ah, karti leh, daacad ah, una heellan shaqada.

β€’ Inuu awood u leeyahay inuu si wanaagsan ula macaamilo macaamiisha iyo bulshada.

β€’ Shahaado jaamacadeed waa faa’iido dheeraad ah.

π†πŽπŽππ€π‡π€ 𝐋𝐀𝐆𝐀 πƒπŽπŽππ€π˜πŽ

πŸ“ Muqdisho πŸ“ Jowhar πŸ“ Afgooye πŸ“ Beledweyne πŸ“ Guriceel πŸ“ Dhuusamareeb πŸ“ Cadaado

π—πˆπ‹πˆπ†π€ πŠπ€πŒπ€ πƒπ€πŒππ€π˜π’π“π€ π‚πŽπƒπ’πˆπ†π€

20 November 2026.

π’πˆπƒπ€π€πƒ 𝐔 π‚πŽπƒπ’π€π πŠπ€π‘π“πŽ

Fadlan kusoo dir codsigaaga iyo CV-gaaga emailka:

Careers@amtelkom.com

𝐅.𝐆:

Tababarkani waa Commission-Based Internship, taas oo macnaheedu yahay in qofka la siinayo fursad uu dakhli ku kasban karo iyadoo lagu saleynayo waxqabadkiisa iyo iibka uu sameeyo.

Inta uu socdo tababarka, qofka waxaa sidoo kale loo diyaarinayaa Transportation Incentive (guno gaadiid) si looga taageero kharashaadka gaadiidka ee la xiriira shaqada.

π€π¦π­πžπ₯ – Fursaddaada ka bilow maanta, khibraddaada berrina dhis.

Sida loo codsado

Shaqadan waxaa lagu soo bandhigay FursadLink, codsiyadana waxaa loo diraa emaylka rasmiga ah ee ururka. Isticmaal badhanka β€œKu codso Emayl” ee kor ku yaal si aad u sii wadato. Fadlan ku xus β€œFursad Tababar | Internship Opportunity, Mogadishu”. Kaliya codsadayaasha la xushay ayaa la soo xiriiri doonaa.

HI
PHYSIOTHERAPIST.
Humanity And Inclusion
β˜… La doorbiday
GaroweFull-time
Administration & Mgmt
Today
ICRC
HOUSEKEEPER
International Committee Of The Red Cross (ICRC)
β˜… La doorbiday
GaroweFull-time
Administration & Mgmt
2 days ago
AB
β˜… La doorbiday
BerberaFull-time
Administration & Mgmt
3 days ago