Job Description
Fursad Tababar | Internship Opportunity
ππ¦πππ₯ waxay fursad tababar shaqo siinaysaa dhalinyarada firfircoon ee doonaysa inay dhistaan khibrad dhab ah oo ku saabsan Suuqgeynta, Iibka iyo La Macaamilka Macaamiisha.
Tababarkan wuxuu ku siinayaa fursad aad ku baran karto shaqada dhabta ah ee suuqa, sida loo suuqgeeyo loona iibiyo adeegyada shirkadda, loo dhiso xiriir wanaagsan oo macaamiisha ah, iyo sida loo gaaro yoolalka iibka.
ππππππππππ ππππππππ
β’ Inuu haysto shahaado dugsi sare oo sax ah.
β’ Inuu leeyahay xirfado wanaagsan oo isgaarsiineed iyo la macaamilka bulshada.
β’ Inuu yahay qof firfircoon, xilkas ah, karti leh, daacad ah, una heellan shaqada.
β’ Inuu awood u leeyahay inuu si wanaagsan ula macaamilo macaamiisha iyo bulshada.
β’ Shahaado jaamacadeed waa faaβiido dheeraad ah.
πππππππ ππππ πππππππ
π Muqdisho π Jowhar π Afgooye π Beledweyne π Guriceel π Dhuusamareeb π Cadaado
ππππππ ππππ πππππππππ πππππππ
20 November 2026.
ππππππ π ππππππ πππππ
Fadlan kusoo dir codsigaaga iyo CV-gaaga emailka:
Careers@amtelkom.com
π .π:
Tababarkani waa Commission-Based Internship, taas oo macnaheedu yahay in qofka la siinayo fursad uu dakhli ku kasban karo iyadoo lagu saleynayo waxqabadkiisa iyo iibka uu sameeyo.
Inta uu socdo tababarka, qofka waxaa sidoo kale loo diyaarinayaa Transportation Incentive (guno gaadiid) si looga taageero kharashaadka gaadiidka ee la xiriira shaqada.
ππ¦πππ₯ β Fursaddaada ka bilow maanta, khibraddaada berrina dhis.
How to Apply
This role is listed on FursadLink and applications are submitted to the organization's official email address. Use the βApply by Emailβ button above to proceed. Please reference βFursad Tababar | Internship Opportunity, Mogadishuβ. Only shortlisted candidates will be contacted.