Job Description
Isbitaalka Global Fertility Center waxay raadinaya Turjubaan Carabi–Af Soomaali oo xirfad leh.
Shuruudaha:
Background caafimaad.
Carabi & Soomaali si fiican u yaqaan; Ingiriisigu waa u fursad dheeri. 2–3 sano oo khibrad ah. Aqoon u leh ereyada caafimaadka; fertility/andrology waa faa’iido. Xirfad sare oo Communication-ka iyo ilaalinta sirta bukaanka. Booskaan Ragga ayaa mudnaan leh. nalawadaag: CV + Shahaadooyin + Caddeynta khibradda shaqo.
[email protected] Taleex, Hodan, Muqdisho Deadline: 10 Oktoobar 2026
Apply on [email protected]
Sida loo codsado
Shaqadan waxaa lagu soo bandhigay FursadLink, codsiyadana waxaa loo diraa emaylka rasmiga ah ee ururka. Isticmaal badhanka “Ku codso Emayl” ee kor ku yaal si aad u sii wadato. Fadlan ku xus “Translator, Mogadishu”. Kaliya codsadayaasha la xushay ayaa la soo xiriiri doonaa. Global Fertility Center waa shaqo-bixiye fursad siman siiya dhammaan, waxaanu si gaar ah ugu dhiirrigelinayaa haweenka inay codsadaan.